Søk
  • sarpsborgsomaliske

Grille fest åpen dag.


Waxay ahayd maalin cajiib ah, nimcadii Ilaaheyna way nagu dul socotay, dadkuna wey iska soo daba dhacaayeen. Ogow madaalayaashuna wey diyaarinayeen,babinayeen, qaybinayeen oo soo dhaweynayeen. Teyndhaduna wey na anfacday, ka jirso roobka,dabeysha iyo ku keydsashada raashinka ayey noo ahayd. Goobtuna waa Glensøen garden. Sarpsborg. Taariikhduna waa 17.08.2019, maalintuna waa Axad.

SSO.


29 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle