Søk
  • sarpsborgsomaliske

Maashaa Allaah. Waa guul iyo gobanimo mar haddi xafladii maalmaha xoriyada iyo midnimada ee 26ka Juu


Annagoo ah gudiga Jaaliyada Somaalida Sarpsborg iyo gudigii qabanqaabada ee xafladaan, waxaan halkaan hambalyo iyo mahadnaq aan la soo koobi Karin uga dirayna dhamaan Jaaliyadahii nagala qaybqaatay xafladaan, bulshoweynta gobolkan østfold, fanaaniintii goobta shideysay, siyaasiyiintii kala duwanayd , weriyayaashii, hooyooyinkii naga caawinwyey howsha xaflada , dhallinyaradii hidaha iyo dhaqanka iyo qof kasta oo qayb ku lahaa xafladaan.

Dhamaantiin Mahadsanidin. Waa inoo wada guul iyo gobanimo.

Maamulka ururka Jaaliyadda Somaalida Sarpsborg


58 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle