Søk
  • sarpsborgsomaliske

Kulankii 4aad 25.06.2019 oo lagu qabtay magaalada Moss ee Gudiyada Jaaliyadaha Sarpsborg, Fredriksta


Dhamaan Jaaliyadaha magaalooyinka Gobolka Østfold waxaa lagu casuumayaa inay nagala soo qayb galaan xafladaan mudnaanta iyo qadarinta leh oo ay caruurtooda iyo dhallinyaradooda keenaan xafladaan.

Maalinta : 06.07.2019.

Saacadda : 11:00 ilaa 21:00

Goobta : Magaalada Sarpsborg.

Adresska : Kulåsparken, Sarpsborg.

Faafaahin kala soo xidhiidh :- Gudoomiyaha Jaaliyada Sarpsborg.

Axmed Xuseen Xasan. Mob. 45237604. iyo

Maxamed Camaleeti . Mob. 40173251. Jaaliyada Fredrikstad

Maxamed Bile : 41434022. Jaaliyada Moss.

Maxamuud Cali Adeysey : 90770935 Gudoomiyaha ururka Hoayo.

Ka soo qayb wacan. Gudiga Qaban qaabada.


32 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle