Søk
  • sarpsborgsomaliske

Casuumad Ciidul fidriga oo ay soo diyaariyeen Bulsho weynta Bosniyaanka ee Sarpsborg, kuna soo casu


Casuumad heer sare ahayd oo lagu qabtay Masjidka Bosniyaanka ee Magaalada Sarpsborg, waxaa ka soo qayb galay maayarka degmada Sarpsborg oo ay weheliyaan madaxda qaybaha kale degmada, waxaa ka soo qayb galay madaxda poliiska iyo horjoogayaasha diimaha kala duwan ee Gobolka Østfold iyo Maamulka Dialogforum Østfold.

Waxaana looga wada hadlay wadashaqeynta iyo iska warqabka bulshada Sarpsborg iyo Maamulka degmada. Waxaa la isku baraarujiyey ka hortaga wixii nidaamka iyo nabadgelyada xumeynaya. Waxaa la muujiyey in ay diinta islaamku ahayd mid naceyb ku saleysan, waxaa in muddo ahba isu soo dhawaaday maamulada diimaha kala duwan ee gobolka østfold.

Waxaa lagu soo gabagabeeyey cunitaan fudud oo kala duwan ee cuntooyinka dadka Bosnoyaanka ahayd iyo cabitaan fudud oo kala noocyo ah. Casuumad si heer sare loo soo diyaariyey ayey ahayd.

Soo diyaariye : Cabdulqadir Xirsi Xuseen iyo Aweys Haji Cabdi Hirabe.


43 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle