Søk
  • sarpsborgsomaliske

Ciid Mubaarak iyo Mahad Celin.


Gudiga fulinta ee Jaaliyadda Somaalida Sarpsborg, wuxuu mahad celin u soo dirayaa dhamaaan Faamilada Jaaliyadda ee sida kalsoonida iyo wada shaqeynta lahayd iyo sida ay isula ciideen maanta iyaga , caruurtooda iyo asxaabtoodaba.

Waxaan ka codsaneynaa xubnaha Jaaliyadda rag, dumar iyo dhallinyaraba qofkii haya sawiradii ciida ee maanta si koox koox ah, keli keli ah iyo mid guudba inaad noogu soo dirtaa emailka jaaliyadda ee ah : sarpsborg.somaliske@hotmail.com


35 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle