- sarpsborgsomaliske
Waa horyaalka ciyaartoyda kubadda cagta ee Jaaliyadda Somaalida Sarpsborg.
Ha moogaan Hana dheyelsan dhallinyaradaan ciyaartoyda ah.
Halkey tagaan waa la hubaa inay sida maroodiga u jiirayaan.
Habeen iyo maalin waa isugu mid, Halkey ku ciyaaraanba.
Hadhow waa la ii hoo saasiyey ha dhihin.
Haa waa kuwaan ciyaartoydii :-

