Søk
  • sarpsborgsomaliske

Wada kulankii Maamulka Iskuulka Sandesundsbarneskolen iyo Waalidiinta Caruurtooda dhigato iskuulka e


Waxa Somaalidu horay ugu maahmaahday, “ Aan wada hadalno waa aan heshiino ”. Kulamo badan oo ay wada yeesheen Maamulka iskuulka iyo waalidiintu waxay horseeday inay isfahmaan, waayo iskuulku waa goobta waxbarashada , caruurtuna waa kuwa wax baranaya , iyo waalidkuna waa masuuliyiinta caruurta. Jawi la iswada jecelyahay ayaa waxbarasho mustaqbal leh horseeda. Kulanii 24.04.2019, wuxuu kaga duwanaa kulamadii hore isaga oo ahaa kulanka wada sheekeysiga iyo soo diyaarinta iyo dhedheminta noocyo ka mid ah cuntooyinka qafiifka ah oo aad ku arki doontaan sawirada hoose


119 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle