Søk
  • sarpsborgsomaliske

Ciyaar kubadda cagta ee Kooxda SSO iyo Kooxda Jaaliyadda Fredrikstad ee 05.05.2019


Ciyaar kubadda cagta ee Kooxda SSO iyo Kooxda Jaaliyadda Fredrikstad ee 05.05.2019

Waxaa ciyaar saaxiibtinimo oo kubadda cagta ah ku dhex martay garoonka Sandbakken ee Magaalada Sarpsborg labada kooxood ee kor ku xusan. Ciyaaruhu waa is dhexgalka dhallinyada waqtiyada dheeraad u ah. Jirka caafimaadkiisu wuxuu ku jiraa jimicsiga iyo noocyada ciyaaraha kala duwan. Dhallinyaradu waxay isku bartaan garoomada lagu ciyaaro. Ciyaarta waa lagaa badiyey ma aha ee waan wada ciyaarnay weeyaan, balse mar mar dhallinyaradu waxay ku kaftamaan,” Ciyaari waa gelin dembe “.

Ciyaar waa in kooxi badisaa, sidaas daraadeed waxay ku soo dhamaatay SSO oo dhalisay 7 gool iyo kooxda Fredrikstad oo dhalisay 1 gool.


5 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle