Kalfadhigii 2aad, kulankiisa 3aad oo la isugu yimid Moss.( Xil la wareegid ) .Waxaa caawa oo ay taariikhdu tahay 01.12.2019 la isugu yimid kulankii Jaaliyadaha Sarpsborg. Fredrikstad, Moss iyo Ururka Dhallinyarada Hoayo. Kulanka oo meerto ah ayaa lagu qabto magaalada Moss, wax