Søk
  • sarpsborgsomaliske

Dib u xusid howlihii jaaliyada Sarpsborg Somaliske Organisasjon ee sanadihii 2007 iyo 2008 dii ee Ma


Sida la wada ogsoon yahay howl kasta waxay leedahay bilow iyo fikerkeeda. Jaaliyada Sarpsborg Somaliske Organisasjonen ( Ururka Jaaliyada Somaalida Sarpsborg ) wuxuu soo maray marxalado kala duwan. Waxaan jeclahay inaan wax ka soo qaato howlihii iyo haldoorkii sanadihii 2007 iyo 2008 dii ee qaybta barbaarinta iyo waxbarashada Quraanka ee caruurta. Waxaa ugu xiisa badnaan doona sawiradii caruurtii, waalidiintii caruurta , gudoomiyahii ugu horeeyey ee jaaliyada sso ( CRaxmaan Cirro ) iyo maamulkii kale ( C/Qadir Xirsi, Burhaan, Suleiman Aden, Maxamed Fanax, Farxaan Banjo, Mustafa Axmed, Axmed Garaad iyo Mucallim Yusuf ) ee Jaaliyada oo caruurta la wadaagaya xaflad ka mid ah xafladihii sanadihii hore. Bal haddaba yaad ka garatay sawiradaan caruurta . ? Maxayse kula tahay xusuustaan?.


166 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle