Søk
  • sarpsborgsomaliske

Bishaaro Bishaaro Bishaaro!


Waxaan bulshoweynta Somaalida iyo Muslimiinta kale ee Sarpsborg ku nool ugu bishaareyn doonaa inaan u sameynay webside cusub, laga bilaabo bisha April 2019 ka. Webside-kan waxaa lagu soo qori doonaa dhammaan howlaha sida :- Shirarka, Ogeysisyada, Macluumaad , Jadwalka Salaada, Jadwalka Ramadaanka, waqtiyada muxaadarada iyo wixii kale ee dhanka aktivitet-ka ku saabsan.

Sidaas daraadeed, waxaan ku wargelinaynaa in laga qayb qaato socod siinta webside-ka, lana soo xidhiidhaan maamulka ururka, iyadoo la isticmaalayo qaybta “ Kontact oss ”, si loogu soo qoro webside-ka

Sarpsborg Somaliske Organisasjon.

Vi vil informere Samfunnet om det Somaliske Samfunnet og andre Muslimer i Sarpsborg om at vi har opprettet et nytt nettsted, som begynner i April 2019. Nettstedet vil bli oppført for alle aktiviteter som: Møter, Merknader, Informasjon, Salad Kalender, Ramadan Schedule, Religiuos foredrager og andre Samfunnets aktiviteter.

Derfor vi vil informere Dere om deltakelsen av nettstedet og kontakte Organisasjonen ved hjelp av "Kontakt oss" -delen for nettstedet.


222 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle