Søk
  • Oslo

Sarpsborg Somaliske ungdommer fotball tunering 2018.


Ururka Jaaliyadda Somaaliyeed ee Sarpsborg, wuxuu u diyaariyey dhallinyarada Jaaliyadda tartan ciyaareed dhanka kubadda cagta ah. Waxaa loo kireeyey garoomo lagu ciyaaro, direys, koob lagu tartamo iyo bilado la siiyo kooxda ku guuleysata finalka. Sidoo kale waxay dhallinyaradu ka qayb galeen tartamo kooxo kale ay la ciyaareen, oo sida caadada ciyaarahu marna waad badin, marna waa lagaa badin.Ciyaarahu waa caafimaad. Ciyaartow, haddii ay ku dhaaftu kubaddu, ha jebin walaalkaa.


37 visninger0 kommentarer

Siste innlegg

Se alle