SSO logo-01.png

S.S.O

Sarpsborg Somaliske 

Organisasjon

 

Bishaaro Bishaaro Bishaaro!

Waxaan bulshoweynta Somaalida iyo Muslimiinta kale ee
Sarpsborg ku nool ugu bishaareyn doonaa inaan u sameynay
webside cusub, laga bilaabo bisha April 2019 ka. Webside-kan
waxaa lagu soo qori doonaa dhammaan howlaha sida :- Shirarka,
Ogeysisyada, Macluumaad , Jadwalka Salaada, Jadwalka
Ramadaanka, waqtiyada muxaadarada iyo wixii kale ee dhanka
aktivitet-ka ku saabsan.

Sidaas daraadeed, waxaan ku wargelinaynaa in laga qayb qaato
socod siinta webside-ka, lana soo xidhiidhaan maamulka ururka,
iyadoo la isticmaalayo qaybta “ Kontact oss ”

, si loogu soo qoro

webside-ka

SSO logo-01.png

Wabilaahi Towfiiq. SSO Styre. 10.04.2019

                  Sarpsborg Somaliske Organisasjon.

Vi vil informere Samfunnet om det Somaliske Samfunnet og andre
Muslimer i Sarpsborg om at vi har opprettet et nytt nettsted, som
begynner i April 2019. Nettstedet vil bli oppført for alle aktiviteter
som: Møter, Merknader, Informasjon, Salad Kalender, Ramadan
Schedule, Religiuos foredrager og andre Samfunnets aktiviteter.

Derfor vi vil informere Dere om deltakelsen av nettstedet og
kontakte Organisasjonen ved hjelp av "Kontakt oss" -delen for
nettstedet.

Bishaaro